Tribalism: Somalia and Somalilands political disease

Tribalism: Somalia and Somalilands political disease
Tribalism: Somalia and Somalilands political disease

XogOgaal News – Looking back at Somalia in the 1960’s tribes was influential but no way near as influential as it is today. The big tribes, Hawiye and Darod, were always going for Presidency in Somalia simply because of their size and sheer dominance, not because what they can bring to Somalia and their political experience. It was once rumoured that when the British left Somaliland in 1960, they had advised Somali leaders to give important and decisive roles to the Muse Carre sub clan, who originate from the Isaaq Tribe. This was completely ignored by the ‘big tribes’ and they began to isolate the Isaaq tribe. Amongst other isolated tribes was the Gadabursi (Samaroon) tribe who were barely recognised by the rest of Somalia. With all this tribalism happening in the 1960s and onwards, separation and violence in tribalism was inevitable.

Continue reading “Tribalism: Somalia and Somalilands political disease”

Xiligii Faroole D.F.maxkamad geeyn laheeyd sow maaha?

imageHaddii aayan ka hadal dowlada federaalka gumaadka Faroole ka wado dhulka Puntland sow lama dhihi karo dowlada federaalka ayaa qeeyb ka ah gumaadka sabbata oo ah shacabka la gumaadayo waa shacab Somali ah xilka badbaadinta shacabkaa waxuu dusha ka saaran yahay dowlada Federaalka oo loo idmaday badbaadinta iyo nabad ku noolaanshaha dhamaan umada Soomaali., waxaa waajib ah in dowlada Federaalka aay dhexdhexaad ka noqoto loolanka siyaasadeed ee ka dhex jira reer Puntland, Faroole asaga oo xiligiisa dhamaaday ayaa raga ugu sareeyo dowlada federaalka sida R/wasaaraha iyo Madxaweeynaha ay garab istaageen kuna booqdeen Garowe Faroole xili siyaasiyiinta reer Puntland ku wargeliyeen in Faroole uusan ciddna xilka u hayn balse loo baahan yahay in gogol dib u heshiisiin ah loo qabto Isimada iyo qabiilada reer Puntland si meesha looga saaro xurgufta siyaasadeed ee sabbabi karta dagaal in uu ka dhaco Puntland, runtii dowlada federaalka waa aay garan weeyday xilgaa maanta waxaa looga fadhiyaa dowlada federaalka sidii aay nabada loogu soo danbaali lahaa dhibka iyo gumaadka uu Faroole bilaabay,waa fursad qaali ah in dowlada Federaalka aay u muujiso shacabka Puntland in xil adag uu ka saaran yahay,dowlad federaalkana aay diidan tahay gumaadka Faroole ee shacabka uu Puntland,shacabka iyo qabiilada Puntland dowlada Federaalka waa in aay u fidisaa gogol nabadeed si nabad iyo wadanoolaansho dhab ah uga hirgasho Puntland.

Continue reading “Xiligii Faroole D.F.maxkamad geeyn laheeyd sow maaha?”

Hal Sabab Oo Ka Mid Ah 1000-Kii Sababood Oo Lagu Riday Rajiimkii Siyaad Barre!

barreMonday 30 April 2013  – Aqriste Moment Media Ethics Online ayaa kusoo gudbineysa, Hal sabab oo ka mid ah 1000kii Sababood oo lagu Riday Rajiimkii Siyaad Barre. Xogtaan ayaadaa kaligeed is fasireysa oo ma ahan mid u baahan Faallo.

Shalay, Dalka Soomaaliya sidaan iyo ka daran buu soo maray ee bal Fikrigiina ka dhiibta  Hoos. Xogtaan ayaadaa kaligeed is fasireysa oo ma ahan mid u baahan Faallo.

Continue reading “Hal Sabab Oo Ka Mid Ah 1000-Kii Sababood Oo Lagu Riday Rajiimkii Siyaad Barre!”

Yaa hortaagan dhismaha maamul goboleedka Jubbaland?

ibrahim1131.jpg

Arar iyo Afeef: Akhriste, waxaan ka cudur daaranayaa qoraalka oo dheer, balse waxaan ku talinayaa qofkii waqti u hela in uu wada akhriyo, waayo sida aan isleeyahay waxuu xambaarsan yahay macluumaad ay tahay in la ogaado oo ku saabsan halka uu salka ku hayo isfahan waaga siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolada Jubbooyinka.

Dhanka kale, ma jirto cid gaar ah oo aan qoraalkaan uga soo horjeedo iyo cid aan ku taageerayo toona, balse xumaan iyo samaan hadba tii aad u aragto qoraalka ha’igula yaabin waa fekerkeyga gaar ah oo laga yaabo in aan kaaga aragti duwanahaye.

Continue reading “Yaa hortaagan dhismaha maamul goboleedka Jubbaland?”

Samatar: Waligaa WAN LA WEYN ma lagu yiri?!

hiilqaran

Astaaq furullaah. Inaan PROF. Axmed Ismaaciil Samatar dhaho ayey ahayd. Illeyn haddii kale wuxuu dhihi doonaa: Mansabkii aan aqoontayda ku gaarana waa la ii quuri waayey! Dhanka kale, waayahan dambe haddaan hadalkaaga eray Carbeed ku jirin, waxa aad sheegtaba waaBAADIL. Haddaan XILDHIBAAN dhihi lahaana, isagaaba ka soo carooday, oo yiri kama soo fasax qaadan, waana ku soo laaban doonaa qodobkane, aqriste, bal ila qabo qormada.

Continue reading “Samatar: Waligaa WAN LA WEYN ma lagu yiri?!”

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ku eedeeyay arrimo ay ka mid yihiin…

ProfaxmedSamatar-650x430

Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah ee dhawaan dalka Soomaaliya dib ugu noqday kana midnoqday Xubnihii isku soo sharaxay Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa khudbad uu ka jeediyey maalmo kahor dalkaasi Maraykanka keentay dood cusub oo ku aadan khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya.

Prof.Samatar oo ka hadlayey kulan ay yeesheen xisbigooda lagu magacaabo Hiil Qaran ee dalkaasi Maraykanka ayaa wuxuu si qoto dheer uga hadlay khaladaadka siyaasadeed ee keenay in Soomaaliya ka bixi weydo burburka, isagoo dhaliil kulul usoo jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).sidoo kalena ka hadlay arrimo kale

Continue reading “Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ku eedeeyay arrimo ay ka mid yihiin…”

Qormadda

 

“Internet-ka waxaad beryahaan ku arkeysaa qoraalo, faallooyin iyo warar ay adag tahay in la fahmo, sababtoo ah waxaa khaldan qaabka, naxwaha iyo higgaadda lagu qoray, taas oo mar-mar aad ka shakineysid in aysanba Af-Soomaali ku qornayn”. Hadalkaas mid u dhigma waxaa yiri walaal Soomaaliyeed oo aad ujeclaan lahaa in uu arko qoraallo arrimahaas toosinaya ama saxaya. Sababtaas ayaa igu dhalisay in aan qormadan u soo bandhigo akhristayaasha iyo qorayaasha xogogaalnews. 

Continue reading “Qormadda”

Hantidii laga dhacay Soomaaliya intii qalalaasuhu ka jiray oo baadi goob loogu jiro dib u helideeda (Waa maxaay hantidaasi?)

IMG_6918December 10, 2012 (Moment Media Group) Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Foziyo Xaji Aadam, ayaa maanta waxa ay daaha ka rogtay in xukuumada Soomaaliya ay gudi gaar ah u saartay baadi goobka hantida maguurtada ah ee Soomaaliya laga bililiqeestay labaatankii sano ee fowdada. Halkaan ka Akhri ….

Continue reading “Hantidii laga dhacay Soomaaliya intii qalalaasuhu ka jiray oo baadi goob loogu jiro dib u helideeda (Waa maxaay hantidaasi?)”