Axad, May 06, 2012 (MMG) – Waxaa in oo soo suuragashay inaan helno liis ay ku qoran yihiin magacyada 135-ta oday dhaqameed ee shalay shirku uu ugu furmay magaalada Muqdisho si ay u soo xulaan ergooyinka gaaraya 825 xubnood oo lagu wado in ay 15-ka bishan ansixiyaan dastuurka qabyada ee ay soo diyaarisay DKMG ah si dalka loogu maamulo wixii ka dambeeya bisha Agoosto ee sanadkan, waxaana odayaasha magacyadooda iyo beelaha ay kala soo jeedaan ay kala yihiin sidatan:-

Digil iyo Mirifle Traditional Elders List

  • 1.Yusuf Abdiyow – beesha Eelaay
  • 2.Malaaq Xasanow Cumurow- beesha Hariin
  • 3.Mohamuud Xasanow Macalin- beesha Leysaan
  • 4.Macallin Cali Barre- beesha Jaroon
  • 5.Xaaji Xasan Gaale Nuunow (wakiil) – beesha Haraaw
  • 6.Malaaq Madey Malaaq- beesha Macalin weyne
  • 7.Malaaq Malabow Malaaq Xasan- beesha Garwaale
  • 8.Sheekh Aadan Gardhuub- beesha Reer Dumaal
  • 9.Sheekh Aamin Barwaani- beesha Eimid
  • 10.Malaaq Deerow Malaaq Yacquub- beesha Disow
  • 11.Kuusow Maxamed Maxamuud (Wakiil) – beesha Qoomaal
  • 12.Shariif Muxidiin- beesha Asharaaf
  • 13.Malaaq Cali Shiine – beesha Waanjeel
  • 14.Osman Ibdiyo Enow – beesha Heledle
  • 15.Malaaq Maxamuud Maxamed Cabdi- beesha Hadame
  • 16.Malaaq Isaaq Ibraahim Xuseen- beesha Luwaay
  • 17.Ibraahim Macallin Ali (Wakiil) – beesha Geelidle
  • 18.Hassan Buule Abdulle (Wakiil) – beesha Jilible
  • 19.Malaaq Xasan Shuuri- beesha Hubeer
  • 20.Cabdirashiid Sheekh Cabdisalaam- beesha Yantaar
  • 21.Ahmed Aadan Laamow- beesha Gowaabwiin
  • 22.Maxamed Cali Xussen- beesha Gasaaragud
  • 23.Malaaq Cabdulqaadir Aadan Mataan- beesha Eeyle
  • 24.Siidow Maadow- beesha Shanta Caleemood
  • 25.Cusmaan Axmed Cabdi- beesha Geledi
  • 26.Suldaan Faqi Saciid Faqi- beesha Tunni
  • 27.Suldaan Buube Suldaan Abdalla Buube- beesha Bagadi
  • 28.Warsame Ibraahin Caliyow Ibrow- beesha Jiide
  • 29.Aadan Ali Macalin Banin- beesha Gare
  • 30.Siidey Xaaji Maxamed Nuur- beesha Dabare

Darood Traditional Elders List

  • 31.Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor- beesha Maxamed Subeer
  • 32.Suldaan Faarax Suldaan Cusman (Nageeye) – beesha Maqaabul
  • 33.Ugaas Hussein Ugaas Cismaan (Nur) – beesha Tolomooge
  • 34.Ugaas Maxamed Ugaas Hassan (Shangolow) – beesha Bahgari
  • 35.Ugaas Cumar Ugaas Xiireey- beesha Cawlyahan
  • 36.Ugaas Cabdulqaadir Ugaas Cusmaan Ugaas Aaden- beesha Bartire
  • 37.Suldaan Maxamed Axmed Cabdulle Suldaan Burtinle – beesha Awrtable
  • 38.Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin- beesha Dashiishle
  • 39.Garaad Jaamac Garaad Cali- beesha Dhulbahante
  • 40.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed – beesha Dhulbahante
  • 41.Ugaas C.llaahi Ciise Nuur- beesha Dhulbahante
  • 42.Garaad C.llaahi Soofe Duraan- beesha Dhulbahante
  • 43.Maxamuud Ugaas Axmed- beesha Leelkase
  • 44.Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud- beesha Leelkase
  • 45.Sultan Saciid Sultan Cabdisalan Sultan Cali- beesha Warsangeli
  • 46.Suldaan Maxamed Cabdullaahi Cartan- beesha Warsangeli
  • 47.Burhaan Boqor Muuse – beesha Cismaan Maxamuud
  • 48.Islaan Bashiir Islaan Cabdulle – beesha Cumar Maxamuud
  • 49.Suldaan Saciid Maxamed Garaase- beesha Ciise Maxamuud
  • 50.Beeldaaje Jaamac Cabdullahi Beeldaje- beesha Cali Saleebaan
  • 51.Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin Beeldaaj- beesha Suwaaqroon
  • 52.Suldaan Cabdiqani Suldaan Xasan Xaaji Cali Baalle- beesha Reer Baciidyahan
  • 53.Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax Beeldaaje Maxamuud- beesha Cali Jibraìil
  • 54.Ugaas Mohamed Ugaas Hashi Ugaas Hirsi- beesha Mareexaan
  • 55.Nabaddoon Cabdulle Cabdi Ibraahin- beesha Mareexaan – Hawraarsame
  • 56.Hussein Deer Caddaawe / Mohamed Hassan Yarow- beesha Mareexaan – Reer Xasan
  • 57.Ibrahin Mohamed Aaden- beesha Mareexaan – Uurmidig
  • 58.Axmed Barre Cali Xaabbuu- beesha- beesha Mareexaan Galgaduud
  • 59.Sheekh Hassan Hussein – beesha Mareexaan –
  • 60.Hassan Cilmi (Xasan Yare) – beeshaMareexaan – Galgaduud

Hawiye Traditional Elders List

  • 61.Ugaas Saciid Ugaas Maxamed Carab- beesha Duduble
  • 62.Jaamac Rooble Sabriye- beesha Duduble
  • 63.Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde- beesha Murusade
  • 64.Maxamed Axmed Yalaxaw- beesha Murusade
  • 65.Xasan Axmed Sabriye- beesha Murusade
  • 66.Suldaan Maxamed Suldaan Muuse Xaaji Lugoloox- beesha Sheekhaal
  • 67.Faarax Ugaas Muumin- beesha Xawaadle
  • 68.Nabaddoon Cali Maxamed Oosbito- beeshaXawaadle
  • 69.Axmed Cabdi Caalin- beesha Xawaadle
  • 70.Maxamuud Cabdullaahi Yuusuf- beesha Xawaadle
  • 71.Imaam Maxamed Yusuf Cali- beesha Mudulood
  • 72.Ugaas Maxamud Cali Ugaas- beesha Mudulood
  • 73.Xuseen Guure Calasow- beesha Mudulood
  • 74.Cabdi Abshir Gudde- beesha Mudulood
  • 75.Maxamed Cabdi Shiddo – beesha Mudulood
  • 76.Ugaas Cumar Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi- beesha Mudulood
  • 77.Warsame Ali Suuleey- beesha Mudulood
  • 78.Ugaas Mire Maxamed Ducaale- beesha Saruur
  • 79.Ugaas Xasan Ugaas Maxamed- beesha Cayr
  • 80.Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax- beesha Saleebaan
  • 81.Nabaddoon Axmed Diiriye Cali- beesha Saleebaan
  • 82.Maxamuud Axmed Aaden Caddaawe- beesha Sacad
  • 83.Garaad Aadan Cilmi Qoorweyne- beesha Sacad
  • 84.Maxamed Axmed Xasan / Ugaas Xuseen Maxamed Daud- beesha Silcis
  • 85.Islow Abukar Islow Xasan – beesha Wadalaan
  • 86.Ugaas Cabdiraxman Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxamad- beesha Gaaljecel
  • 87.Cabdi Xuseen Cabdulle- beesha Dagoodi
  • 88.Islaw Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi- beesha Baadicadde
  • 89.Islaw Cabdinasir Ugaas Nuurre Ugaas Cismaan- beesha Jiidle
  • 90.Wabar Geedi Wabar Xasan Wabar Kutubow- beesha Jijeelle

Dir raditional Elders List

  • 91.Suldaan Cabdillaahi Kibaar Faarax- beesha Samaroon
  • 92.Nabadoon Abiib Maxamed Maxamuud- beesha Samaroon
  • 93.Suldaan Mohamed Aadan Ashkir- beesha Samaroon
  • 94.Suldaan Diiriye Geelle Cali- beesha Samaroon
  • 95.Caaqil Idriis Jaamac Ciiltire- beesha Ciise
  • 96.Caaqil Maxamuud Jaamac Boqorre (wakiil) – beesha Ciise
  • 97.Caaqil Maxamuud Ibraahin Sahal- beesha Ciise
  • 98.Feysal Boodhle Caddaawe (wakiil) – beesha Ciise
  • 99.Suldaan Maxamed Cabdulqaadir- beesha Cidagale
  • 100.Boqor Raabi Jilaal- beesha Cidagale
  • 101.Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bulbul- beesha Habar Yonis
  • 102.Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani- beesha Habar Yonis
  • 103.Suldaan Xamid Aadan Mataan- beesha Habar Yoonis
  • 104.Suldaan Xuseen Cabdi Cabdullaahi Arab
  • 105.Suldaan Xuseen Suldaan Xaaji Cabdillaahi- beesha Arab
  • 106.Suldaan Xasan Ibraahin Ismaaciil- beesha Habar Awal
  • 107.Suldaan Maxamed Aadan Sheikh (Ciise Muuse) – beesha Habar Awal
  • 108.Cabdiraxman Aadan Cali Aadan- beesha Habar Awal
  • 109.Boqor Cusmaan Maxamuud Buurmadow – beesha Habar Jeclo
  • 110.Siciid Diiriye – wakiil (Suldan Mustafe Maxamed- beesha Habar Jeclo
  • 111.Faarax Maxamuud Maxamed – wakiil (Suldaan Cali Xirsi Axmed) – beesha Habar Jeclo
  • 112.Toljeclo- beeshaToljeclo
  • 113.Suldaan Ibraahim Cali Suldaan Xaaji Cabdalle Ciise – wakiil- beeshaBiyamaal
  • 114.Ugaas Aaden Diiriye Ibrahin –wakiil – beesha Biyamaal
  • 115.Nabaddoon Cumar Abshir Cumar Ismiin- beesha Biyamaal
  • 116.Ugaas Saalax Cabdinur / Ugaas Xuseen Xaaji Cumar- beesha Surre
  • 117.Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen / Ugaas Maxamed Khaliif Ibraahim- beesha Surre
  • 118.Ugaas Cabdixakiim Ugaas Maxamed- beesha Bajamaal
  • 119.Ugaas Maxamed Buulle Jiirow- beesha Warday
  • 120.Siid Axmed Sheekh Cabdullaahi Sheekh Ibraahin- beesha Ow Siciid

Beesa 5aad Traditional Elders List

  • 121.Ugaas Aweys Xuseen Honero- beesha Mushunguli
  • 122.Suldaan Maxamed Osman Orow / Ugaas Xaaji Xuseen Maxamadow- beesha Hintiro
  • 123.Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Raage- beesha Makanne
  • 124.Imaam Cusmaan Maxamed Cusmaan- beesha Banaadiri
  • 125.Nabadoon Suufi Muude Cali (Bandhabow) – beesha Banaadiri
  • 126.Ugaas Amiin Cali Muumin- beesha Barawaani
  • 127.Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan- beesha Rootis – madhibaan
  • 128.Suldaan Axmed Jaamac Xirsi- beesha Rootis – Yibir
  • 129.Faarax Gacal Guuleed – beesha Rootis – tumaal
  • 130.Suldaan Cabdixaliim Cabdimaalik Yusuf- beesha Ajuuraan
  • 131.Ugaas Abdulkadir Ugaas Ahmed Der / Ugaas Mohamed Ugaas Cabdullaahi- beesha Reer Aw Xasan
  • 132. Suldaan Cabdulqaadir Cumar Faarax- beesha Carab Saalax
  • 133.Ugaas Saalax Maxamud Cabdi- beesha Carab Soomaali
  • 134.Ugaas Cabdi Guure Ugaas Maxamed- beesha Garjante
  • 135.Barakaale- beesha Baajuun

Moment Media Group

Leave a comment